Muqdisho (Caasimada Online) –Madaxweyne Axmed madoobe ayaa muddo bilooyin kadib ku dhawaaqay liiska wasiirada cusub ee maamulkiisa, oo laga sugayay inka badan 5 bilood.
Wasiirada cusub ayaa kooban 17 wasiir waxaana wasiirada kusoo laabtau ilaa 3 wasiir oo kamid ahaa xukuumada haatan la badalay ee Axmed madoobe.
Wasiir ku xigeeno gaaraya 17 wasiir ayuu sidoo kale ku dhawaaqay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.



