Akhriso: 13 QODOB oo laga soo saaray shirkii MADASHA QARAN

AvatarBy Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyay shirka madasha Qaran ee Seddexdii maalin lasoo dhaafay ka socday magaalada Baydhabo kaasi oo looga wada-tashanaayay arrimaha doorashada 2016-ka iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray 13 qodob oo markhaati fur u ah heshiiska lagu gaaray wixii kasoo baxay qodobadii laga doodaayay waxa uuna war-murtiyeedka u qornaa:-

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

jjjj2