Waxaa magaalada Hargaysa ka jira dugsiga wayne ee caanka ah ee Al furqaan Islamic online, waxaana lagu soo kordhiyay xaruntaas waxyaabo badan Sanadkaan 2017-ka.
Xaruntaan wax barasho ee Al furqaan Islamic online waxay u sheegaysaa dhamaan qurba joogta soomaliyeed ee ku kal dhqan, dhamaan daafaha caalmka, in uu dugsigu qadan doono faslo cusub oo lagu bari doono quraanka karimkah iyo culumtiisa kala duwan, adigo gurgaagaa jooga ama goobtada shaqo jooga.
Waxaa Fursadaan ay Bixinayaso Al furqaan Islamic online uu yahay mid aad uga Duwan kuwa ay baxshaan xarumaha kale ee wax barasho oo ku yaala Hargaysa.
Waxaa ka mid ah waxyaabaha uu Bixinayo Al furqaan Islamic online in adiga oo joogtid Gurigaaga iyo ilmahaaga in ay ku xifdiyaan quraanka kariimkah si aykuu anfacaan aduun iyo akhiraba.
Sidoo kale maamulka xaruntaas Al furqaan Islamic online waxa uu ku leeyahay ka faaidayso Fursadaan qaaliga ah oo ay idiin hayaan maamulka Al furqaan Islamic online.
Waxaa ka mid ah wakhtiyada Dugsiga ardayada la qaadanayo ama wax la baranayo wakhtiyada dugsiga galin hore galin danbe habeenki malimuhuna waa 5cisho qofkii aan karayn intaas waxaa la siinayaan waqtiga uu kari Karo in uu barto Culuunta Diinta.
1, Quraanka oo ilmaha laxifdisiinayo isagoo lagu baraanayo Tajwiid
2; sidoo kale waxa jirtaa qayb lagu barto xadiiska iyo fiqiga oo kaliya kutubta laqaatana waa taxane kutubta waxaa kamida xadiiska
A;الأربعين النووية، ورياض الصالحين للإمام النووي -رحمه اللهkutubta xadiiska waa lawadayaa saxiixaynka insha Allh qofkii xifdiyi kara waa laga dhagaysan doona
B;سفينة الصلاه وسفينة النجاه kutub fiqiya oo kawarmaysa salaada iyo Axkaamta kale
3, ducooyinka oo lagu bari doono Afsoomali iyo Af carabiba
4.qoraalka iyo akhriska luqada carabidaa oo lagu bari doono sida ugu fudud ee lagu barto iyo mudo kooban
Waxii fah fahina ee intaasi dheer Kala Xiriir maamulka xaruntaas
Tel:00252634248685
Vibercall:00252634248685
Skype name:alfurqan.islamic1
Email: [email protected]