Jadwalka dhismaha maamulka Shabelaha Dhexe iyo Hiiraan (Billow illaa doorasho madaxweyne)

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa la filayaa in dhawaan maamul loo sameeyo gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan oo ku midoobi doona maamul ka mid noqda federaalka Soomaaliiya.

Sidoo kale, Waxaa maanta lasoo saaray jadwalka dhismaha gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Sida aad ku arki doontaan Jadwalkaan, waxaa ku xusan maalinta ugu horeysa ee la bilaabi doono howsha lagu dhisayo maamulkaasi, illaa iyo maalinta la caleema saari doono madaxweynaha maamulkaasi loo doorto.

Riix halkaan si aad u akhrisato Jadwalka

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/08/Riix-halkaan-si-aad-u-akhrisato-Jadwalka.pdf”]