Aqriso: Liiska magacyada xildhibaanada beesha HAWIYE ee saxiixay mooshinka madaxweynaha

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya uu horyaallo gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ay saxiixeen 93 xildhibaan oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada xildhibaanada kasoo jeeda Beesha Hawiye ee saxiixay mooshinka.

Xildhibaanadan ayaa qaarkood is shaaciyay oo saxaafadda la hadlay sida Wasiirkii hore ee Arrimaga gudaha C/llaahi Goodax Barre oo hore uga mid ahaa saaxiibada madaxweynaha, kana qeyb qaatay ridistii Ra’iisal wasaarayaashii hore ee Cabdi Faarax  Shirdoon iyo C/weli Sheekh Maxamed.

Xubnaha Xildhibaanada Beesha Hawiye ee madaxweynaha laf ahaantiisana ka soo jeedo ee mooshinka saxiixay waxay gaarayaan 11 xildhibaan, waana kuwan magacyadooda.

Xildhibaan-Hawiye1

Isha: Goobjooge