25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Dhageyso xildhibaan Goodax: Waqtigii uu Xasan Shiikh cimriga usoo gaaban lahaa ayaa la joogaa

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u ahaa Wasiirkii Aarrimaha Gudaha oo hadda ka mida xildhibanada hor-boodaya Mooshinka laga keenay madaxweynaha ayaa eedo culus dusha ka saaray madaxweyne Xasan Shekeh isagoo in Madaxweyne Xasan uu faragelin joogta ah ku haayo hay’adaha dastuuriga ah Ee shaqadiisa ka madax banaan.

Mr. Goodax wuxuu madaxweynaha ku eedeeyay in joogitaanka madaxweynaha ay dhibaato ku tahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed, haddii uu xilka sii hayana aanay jirin wax u qabsoomaya dowladda Soomaaliyeed.

DHAGEYSO HADALKA XILDHIBAAN GOODAX

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News