Aqriso liiska wasiiradii arimaha dibada ee Ilaa xornimada Soomaaliya soo maray

Muqdisho (Caasimada Online) – Maadaama dhawaan uu Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda u magacaabay Yuusuf Garaad Cumar, waxaan idiin soo gudbineynaa liiska wasiiradii Arrimaha dibadda ee Soomaaliya soo maray tan iyo xornimadii.

Yuusuf Garaad Cumar ayaa noqonayo Midkii 28-aad ee Soomaaliya soo maro, waxaana xilka kala wareegay Cabdisalaan Hadliye Cumar oo ah shaqsigii xilkaas kaga horeeyey

Haddaba halkaan hoose ka aqriso Liiskaas oo dhameystiran

Waxaana shaqsiga 28-aad noqday Yuusuf Garaad Cumar oo hadda xilkaas loo dhaariyey, waxaana liiskaan soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com