27.5 C
Mogadishu
Thursday, November 13, 2025

AQRISO Liiska Xildhibaanada u matalaaya shirka madasha wadatashiga qaran oo lasoo bandhigay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow lasoo bandhigay Xubno ka tirsan Baarlamaanka Somalia ee sida rasmiga ah uga qeybgalaaya shirka madasha wadatashiga geeddi socodka 2016.

Warqada lasoo bandhigay ayaa waxaa ku qoran magacyo dhan 25 xildhibaan oo matali doona baarlamanka Somalia.

Magacyada Xildhibaanada lasoo bandhigay ayaa qeyb ka noqon doona xubnaha shirsan ee madasha wadatashiga.

Xildhibano

- Advertisement -

Read more

Local News