Arag sawir muujinaya halka lagu soo sameeyay calanka cusub ee Somalia iyo cida ka danbeysay

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxaniiste Aminarts ayaa sawir gacmeedkiisa maanta kusoo qaatay Calanka cusub ee maalinimadii shalay kasoo dhex muuqday madasha uu ka socdo shirka wadatashiga qaran ee looga arinsanayo nuuca doorasho ee dalka ka dhaceysa marka la gaaro sanada 2016-ka.

Sawir gacmeedka ayaa waxaa lagu muujiyay in midabka cusub ee Calankaasi lagu soo sameeyay Magaalada Addis ababa ee Xarunta dalka Ethiopia balse DF Somalia aysan war u heyn.

BADALKA_CALANKA copy