29.9 C
Mogadishu
Thursday, November 13, 2025

Aqriso magacyada 25 xildhibaan oo looga yeeray maxkamadda sare ee Galmudug

Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasmadda Online) – Xildhibaanadii sheegay inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf ayaa looga yeeray maxkamadda Sare ee Maamulkaas oo fadhigeedu yahay Cadaado.

Maxkamadda Sare ee Galmudug ayaa u yeertay ilaa 25 Xildhibaan oo ay sheegtay in dacwadooda loo soo gudbiyey.

Xildhibaanada ayaa lagu amray inay Maxkamadda sare imaadaan Maalinta Talaada oo ay taariikh ku beegan tahay 03 / 10/2017.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso magacyada Xildhibaanaas iyo sababta loogu yeeray:

 

- Advertisement -

Read more

Local News