Daawo Sawirada sida Xasan ula ciiday shacabka

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Somalia Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka tirsan DF Somalia ayaa saakay masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula dukaday Boqolaal shacab ah.

Salaada kadib Madaxweyne Xassan ayaa waxa uu minbarka ka jeediyay Khudbad gaaban oo uu ku baraarujinaayay dadkii soo ajiibay salaada.

Waxa uu shacabka ugu bishaareeyay munaasabadda 1-da bisha Shawaal ee ah maalinta koowaad ee ciidda, waxaana uu Madaxweynuhu xusay in maanta oo kale Ummadda looga fadhiyo in ay isu gurmadaan, oo ay caawiyaan waalahood Soomaaliyeed ee aan awoodin in carruurtooda ay carruurta kale kala qeyb qaataan farxadda Ciidda.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24

25

26

27

28

29

30

31

32

33