32.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawir muujinaya dhagarta Ethiopia ee Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa sawirkaani laga sameeyay xaalada dhabta ah ee uu iminka ku jiro dalka, waana hubaal in dhagartu ay intaa kasii badnaan doonto haddii aan wax laga bedelin Siyaasada Gurcan oo ay Ethiopia ka dhex wado Somalia iyo Siyaasiyiinta iibsaday dalka.

Sawirkaani waxa uu ku bidhaaminayaa sida ay Ethiopia ugu taameyso inay la wareegto gabi ahaan dalka, iyada oo qaab Siyaasadeysan u adeegsaneyso kuwa gatay dalka oo aan ula jeedno kuwa Siyaasada Somalia ka fahmay in sirta dalka loo iibgeeyo Ethiopia, kuwaasi oo ku taamaayo in Somalia ay ku biirto dalkaasi xabashida ah.
EEEE

- Advertisement -

Read more

Local News