28.1 C
Mogadishu
Monday, April 13, 2026

Sawir ciil iyo murugo ku badaya: Hagarta maamullada Soomaaliya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawirkaani ayaa waxaa lagu cabiray lugooyooyinka ka dhex taagan madaxda maamul Goboleedyada dalka oo iyaga un isku mashquulsan.

Maamul Goboleedyada sawirkaani lagu muujiyay hagartooda ayaa waxa ay kala yihiin Somaliland, Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koon furgalbeeda oo aan ishoodu qaban cid aan iyaga aheyn.

Maamul waliba waxa uu ku mashquulsan yahay kan kale oo walaalka u ah, halka gabi ahaantooduna yihiin kuwo ku mashquulsan DFS.

Maamulada dalka ayaa Somalia intaani soo gaarsiiyay, waxaana la aaminsan yahay in Horumarka iyo Amni darada taagan ay iyaga u sabab yihiin.

Hogaamiyayaasha maamulada ayaa aaminsan haddii la helo Dowlad wanaagsan ay iyagu meesha ka baxayaan taasi oo sabab u noqoneysa inay hagar-daameeyan Qaranka.
GGB

- Advertisement -

Read more

Local News