25.1 C
Mogadishu
Thursday, October 30, 2025

Arag sawir gacmeed qosol leh oo lagu muujiyay cidda ka danbeysay xariga wariyayaasha (Yaab)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeed laga sameeyay Taliyaha Nabadsugida Somalia Tuuryare ayaa lagu muujiyay in Taliyaha uu lahaa xariga Wariyayaasha Tv-ga madaxa-banaan ee Universal, balse amarka lagu xiray ay laheyd Dowlada Ethiopia.

Sawirka ayaa lagu sheegay in Taliyaha xili hore lagu amray inuu sii daayo labadaasi Wariyayaal balse aqoon dari dhanka luqada ah ilaa iyo iminka Xabsiga loogu sii haayo Wariyayaasha.

Dowlada Ethiopia oo ka danbeysay Xariga Wariyayaasha ayaa iminkana dib u codsatay in Wariyayaasha xoriyadooda dib loogu celsho, Nabadsugiduna ay sabab la’aan u heysato labada Wariye.
TUUryare

- Advertisement -

Read more

Local News