28.9 C
Mogadishu
Sunday, November 16, 2025

Sawir gacmeed qosol badan oo laga sameeyay…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani loogu magac daray Xisbiga Feerka oo loola jeedo ‘’Xisbiga Wadani’’ ee Maamulka Somaliland ayaa muujinaayo itaal darida Xisbigaasi oo awood Siyaasadeed ku raadinaayo Feer iyo dagaal.

Sawir gacmeedkaani ayaa aragti ahaan ka turjumaaya Xisbiga Wadani oo ku kacsan Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye.

Xubnaha Xisbiga oo lagu guray gaari ay ka baxsan yihiin lugaha hore ayaa lagu muujiyay inuu yahay gaarigaasi mid aan horay u socon oo lagu jiidaayo xarig, hayeeshee su’aashu waxa ay tahay gaari lugo la’aan ah oo ay saaran yihiin xubno badan ma jiidaa xarig.
WADANI55

- Advertisement -

Read more

Local News