25.4 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025

Arrag Sawir murugo iyo Ciil ku badi doona oo laga sameeyay cuuryaaminta lagu hayo Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) –Xigmada Sawir gacmeedkaani ayaa ah ”Dad la haysto oo hadana is haysto” taasi oo ujeedkeedu ay tahay Soomaalida oo u jilicsan inay iyaga is gumaadaan oo haddana ku jira gacan gumeysi.

Cuuryaaminta dalka Somalia ayaa waxaa iminka loo adeegsaday maamul Goboleedyada dalka oo gabi ahaantooda adeegayaal u ah Dowlado ay aad u hooseyso dadnimadooda sida Kenya iyo Ethiopia, waxaana intaa u dheer in iyaga qudhooda leysku adeegsaday oo ay isku mashquulsan yihiin.

Si loo dhaqangaliyo gumaadka cusub ee lagu hayo Somalia waxaa cududa la jaray Saxaafadii arrintaani soo bandhigi laheyd misna ka faaloon laheyd.

Su’aashu waxa ay tahay Soomaali isma garatooy yaa ku garan-doona.
DAD_IS_H

- Advertisement -

Read more

Local News