25.7 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025

Arrag Sawir qosol iyo xikmad badan xinbaarsan oo laga sameeyay Axmed Madoobe iyo xiriirka…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Aminarts ayaa sawir cajiib ah ka sameeyay Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo damac Siyaasadeed ka leh in Kismaayo uu ka furo Safaaradaha reer galbeedka iyo kuwa Africaanka.

Sawirka ayaa waxaa lagu dulqoray in Hogaamiyaha Maamulka uu ku hami weyn yahay in Magaalada Kismaayo uu saldhig uga dhigo Safaaradaha Caalamka.
SAFAR

- Advertisement -

Read more

Local News