Daawp sawirro qurux badan oo laga soo qaaday muuqaalka shirka madasha wada-tashiga qaran

Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkaani ayaa waxa uu ka duwanaa shirarkii horay loogu qabtay Magaalada Muqdisho, waxa ayna Madaxda DF iyo kuwa Maamul Goboleedyada ahaayen kuwo fakir ahaan aan khilaaf soo kala dhexgalin markii loo eego kulamadii hore.

Madaxweyne Xassan, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh Cusmaan Jawaari, Ra’isul wasaaraxa Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid iyo dhamaan wasiiradii kulankaasi ka qeybgalay ayaa si diiran usoo dhaweeyay habsami u socodka shirka.

Madaxda DF iyo kuwa Gobolada ayaan inta uu kulanka socday maanta isku jeedin wax dhaliilo ah, inkastoo Maamuladu aysan wada jeedin khudbooyinkooda.

Madasha shirka ayaa waxaa ku dhamaa dhammaan wakiilada Beesha caalamka ka jooga Somalia kuwaasi oo hagayaal u ahaa labada dhinac ee uu shirka u dhexeeyay sababo la xiriira khilaaf iyo gacan ka hadal laga cabsi qabay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
sh10

sh9

sh8

sh7

sh6

sh2

sh1

sh3

sh4

sh5