Baaritaan ay DF sameysay kadib warbixintii QM oo natiijo yaab leh ay kasoo baxday (Warbixin)

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa war Saxaafadeed ku sheegtay in qalad lagu waayey Wasaaradda Petroolka kadib markii guddi ka tirsan dowladda ay baarintaan ku sameeyeen eedeyn ay horay usoo jeediyeen Monitoring Group.

War Saxaafadeedkan oo ay heshay Caasimada Online kuma cadda Warbixinta faahfaahin ee wixii dhacay, shaqadii la qabtay, Cidda shaqada qabatay iyo wax tusinaya warbixin Guddi baaritaan uu qabtay.

 

[su_document url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/11/Qodobada-warsaxaafadeedka1.pdf” width=”1120″ height=”1060″]