BAKIIN MAAXI oo isku sharaxday madaxweyne !

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulan balaaran oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Mas’uuliyiin ka socotay dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya, Aqoonyahano, Culimaa’udiin, Nabadoono, Siyaasiyiin, Haween, Dhalinyaro iyo marti-sharaf kale ayaa waxaaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Kaasi oo ay Musharaxnimadeeda Kusoo Bandhigeeysay Marwo Bakiin Maaxi Macalin.

Musharax Marwo Bakiin Maaxi Macalin oo Halkaasi ka Hadashay ayaa Waxaa ay sheegtay in ay Wax Badan ka Qaban Doonto Amaanka Maamulka Banaadir Stete

Bakiin Maaxi maakhir ayaa Waxaa ay Carabka ku Dhufatay in ay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Dalka iyo Goboladda Dalka ay Mideeyn Doonto

Mushaarax Madaxweyne Marwo Bakiin Maaxi Macalin ayaa waxaa ay Balan Qaaday haddii loo Doorto Madaxweynaha Maamulka Banaadir Stete in ay Tiri Doonto Baahiyaha Bulshada Sida Caafimaadka Iskuuldda Iyo Waxaa La Mid ah

Aqoonyahanadda Bakiin Maaxi Mcaalin ayaa waxaa ay Noqoneeysaa Mushraxii ugu Horeyay ee isku Soo Taago Qabashadda Xilka Madaxtinimadda Maamulka Banaadir Stete.

bakiin

bakiin 2bakiin 3Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com