Beesha Cabdule Galmaax oo kasoo horjeesatay..

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxgarad iyo Odayaal dhaqmeed kasoo jeeda Beesha Cabdulle Galmaax ee Wacbuudhan Abgaal ayaa si weyn waxa ay uga soo horjeesteen shir dhawaan ka dhacay Hoteel kuyaala Magaalada Muqdisho oo lagu caleemo saaray Nabadoon cusub oo la sheegay in beeshaasi leedahay.

Waxaa arintan si weyn uga soo horjeestay waxgarad iyo Nabadoono kasoo jeeda Beesha Cabdulle Galmaax oo sheegay in Nabadoonka Cusub ay magacaabeen Siyaasiyiin ayna beeshu aqoonsaneen, waxa ayna intaa racaiyeen in beeshoodu leedahay hogaan dhaqanka looga dambeeyo oo la isku raacsan yahay.

Hadaba Halkan ka Aqriso Qoraal ay soo saareen Waxgarad kasoo jeeda Beesha Cabduule Galmaax

galmaax 1galmaax 2galmaax 3