27.1 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

C/weli Gaas oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobol uu dhiig badan ku qubanaayo (Akhriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hoggaamiyaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas, ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha gobolka Sool.

Wareegtada ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle, oo bedeli doona Guddoomiyihii hore.

Magacaabida Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool, ayaa imaaneysa iyadoo Gobolka uu ka taagan yahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamulada Somaliland iyo Puntland.

Maamulka Puntland ayaa gacanteeda waxaa ka maqan inta badan gobolka Sool sidda Magaalada Laascaanood.

- Advertisement -

Read more

Local News