PUNTLAND oo garoomadeeda ka mamnuucday diyaaradii qaaday Cabdikariin Guuleed (Cadeyn)

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa hawada deegaanada Puntland ka mamnuucay diyaarada Star Som oo dhawaan ka degtay garoonka diyaarada ASHAKA ee magaalada Gaalkacyo.

Diyaarada ayaa siday wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug oo furayay dhismaha garoonka diyaaradaha ee koofurta magaalada Gaalkacyo.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada duulista Hawada ee Puntland kuna qoron luqada English-ka ayaa lagu sheegy in Puntland ay ka mamnuucday dhamaan garoomada diyaarada deegaanadeeda diyaarada Star Som.

Hoos ka akhriso cadeynta

Warqad