Sawir qosol leh oo laga sammeeyey SIILAANYO

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo maalinimadii shalay ay is casileen Wasiiro iyo Xubno kale oo ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa waxaa arrintaasi lagu cabiray Sawir gacmeed muujinaaya xooliga uu Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Siilaanyo ku doonayo inuu ku wado Howlaha Maamulkaasi.

Sawirka ayaa shacabka Somaliland marqaati looga dhigay in Axmed Siilaanyo uu si xad-dhaaf ah ku socdo islamarkaana ay sababi doonto in Xubno kale uu ku waayo qarsho la’aanta uu doonaayo inuu ku dhameysto xilkiisa inta uga harsan isaga oo lumiyay kalsoonidii Saaxiibadiisa Siyaasadeed.
KULMIYE991