26.8 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

C/Weli Gaas oo dad ka qeyb galay Galmudug u..

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Puntland C/welli Maxamed ayaa qoraal kasoo baxay xafiisiisa waxaa cafis loogu fidiyay ilaa seddex ruux oo la sheegay iney ka qeyb ahaayeen dhismaha maamulka Galmudug.

Sedexdooda ayaa waxay ku horay maxkamada Garowe ay ku riday xukun ah ineysan tagi karin deegaanada maamulka Puntland, kadib markii la sheegay iney taageersanaayeen dhismaha maamulka Galmudug ee madaweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

Hoos ka akhriso warqada.

Cafis-Madaxweyne

- Advertisement -

Read more

Local News