CABDI WELI GAAS oo mar qura 8 xil ka qaadis sammeeyey + Magacyadooda

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa uu Shaqada uga ruqseeyay 8 Garsoore isagoono dhinaca kale Bedel ku keenay Garsoore kale.

HALKAAN HOOSE KA AKHRI DHAMMAAN XUBAHA LA RUQSEEYEY EE GARSOORKA QARANKA.

1:- Cabdiweli Aadan Axmed
Oo ahaa Garsoore Maxkamadda Darajada 1-aad ee gaalkacyo waxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

2:- Cabdi Kaafi Xaaji Axmed Siciid
Oo ahaa Garsoore Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gaalkacyo waxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

3:- Cabdi Cali Jaamac
Oo ahaa Xeer ilaaliyaha Gobolka Mudug waxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

4:- Burhaan Maxamed Xirsi
Oo ahaa Kaaliyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug waxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

5:- Jaamac Xirsi Faarax
Oo ahaa Xeer ilaaliyaha Gobolka Karkaarwaxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

6:- Xasan Maxamed Cumar
Oo ahaa Garsoore Maxkamadda Darajada 1-aad ee Boosaasowaxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

7:- Axmed Cabdullaahi Maxamuud
Oo ahaa Garsoore Maxkamadda Darajada 1-aad ee Boosaaso waxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

8:- Cabdiladiif Yaasiin Jaamac
Oo ahaa Kaaliyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Boosaaso waxaa laga ruqseeyay Shaqada Garsoorka.

BEDEL

Cabdinaasir Cabdulle Jaamac Oo ahaa Gudoomiyaha Maxkamadda Darada 1-aad ee Gaalkacyo, waxaa loo bedelay Garsoore Maxkamadda Darajada 14-aad ee Gaalkacyo.

Caasimada Online

Xafiiska Garoowe

Caasimada@live.com