Daawo video: Gabar Somali ah oo USA ka sameysay arrin cajiiba oo lagu farxo

Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Sahro Macalin ayaa Magaalada Chicago ee Wadanka mareykanka ka sameeysay arin cajiib ah oo dad badani ay aad uga heleyn kadib markii ay ku dhaqaaqday talaabo aad loo xiiseynaayo.

Hadaba Arinka ay Sahra sameysay ayaa ah mid Sumcad weyn u soo jiidaya Umadda Soomaaliyeed oo inta badan aad loo dhaleeceeyo dhanka suuqa shaqada balse Sahra ayaa ah Gabar ku dhaqaaqday talaabo ku dayasho mudan ee nala daawo Muuqaalkani xiisaha badan ee aad loo hadal hayo.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: