Daawo: Abuukar Cumar Caddaan oo codsi culus u jeediyey dadka Soomaalida

Muqdisho (Caasimada Online) – Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan ayaa sheegay in isaga uu ka mid yahay dadka sida weyn wax looga sheegto, hase yeeshee uu dalbanayo in la cafiyo.

“Waxaan dalbanaa in la i cafiyo waxaan ahay qofka ugu badan ee wax laga sheegto, aniga waan idin cafiyey ee shacbaka Soomaaliyeedow idinkana i cafiya” ayuu yiri Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan.

Hadalakan ayaa ku soo aadaya saacado kadib markii garoonka kubadda Cagta ee Banaadir Stadium ee magaalada muqdisho uu Muxaadaro Ciwaankeedu ahaa ”Cafi walaalkaa” uu ku qabtay Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim (Kenyaawi)

Hoos ka daawo Muqaalka oo dhameystiran