25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Daawo AXMED MADOOBE: Magacii maamulka KMG Jubba waxaa lagu bedelay Jubbaland Sate

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka anbabaxay magaalada Kismaayo isagoo halkaasi uga qeybgeli doona shirka wadatashiga ee madaxda Soomaalida.

Axmed Madoobe ayaa intii uusan ka soo anbabixin garoonka Kismaayo sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo nataajida kasoo bixi doonta shirka madaxda Soomaalida ee Muqdisho, wuxuuna intaas ku daray in Jubaland ay shirka uga qeyb geli doonto magaca mamulka Jubba oo meesha laga saaray magacii Kumeelgaarka ahaa. Wuxuu sheegay in Interim Jubba Admistration (IJA) uu dhammaaday laguna bedelay Jubaland Sate of Somalia.

- Advertisement -

Read more

Local News