DAAWO MUCJISO: Nin xukun qisaas ah lagu fuliyay oo dhiman waayay…

Arintani ayaa ka mid noqotay mucjisooyinka Alle ee dunida lagu arko, kadib markii uu dilay nin kale, isna loo qisaasay oo lagu dhuftay rasaas la isdhihi karay wuu ku dhiman karaa, kadibna meyd ahaan loogu gacan geliyay eheladiisa.

Hase ahaatee intii lagu guda jiray diyaarinta aaskiisa oo aan loo qaadin qabuuraha ayaa ninkaasi oo lagu magacaabo Ali Muntazar oo u dhashay Yeman saacado kadib la arkay inuu nool yahay xili ay socotay daahirintiisa ama meyrida qofka marka uu dhinto, waxaana loola cararay isbitaal.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: