26.5 C
Mogadishu
Friday, June 20, 2025

Daawo Video: Sirta ka dambeysa cidda hor taagan maamulka gobolada dhexe

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

London (Caasimada Online) – Dood looga hadlay xaaladda gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa lagu lafa guray qalalaasaha siyaasadeed ee G/dhexe, iyada oo ay jiraan khilaaf ka dhex jira dadka deegaanka. Sidoo kale waxaa looga hadlay doorka ahlusunada hubaysan iyo caqabadda ay ku keeni karto hanaanka ay dowladda dhexe ku kasban karto taageerada dadka gobolada dhexe.

- Advertisement -

Read more

Local News