26 C
Mogadishu
Friday, November 7, 2025

Daawo sawir gacmeed aad kaga qoslin doona oo laga sammeeyay Soomaalida iyo Facebook-ga

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa lagu cabiray Soomaalida iyo dhibta ka heysta isticmaalka aalada Facebook.

Waxaa lagu muujiyay in Soomaalidu ay aad u jeceshahay in qoraal waliba oo ay ku daabacaan Facebook lagu sameeyo Like, waxa uuna yahay xikmada sawirka in dadku aysan jecleen inay ka hadlaan ama ay Like saaran sida Tacsida, balse ay aad u xiiseynayaan waxyaabaha farxada, Siyaasada iyo wixii la halmaala.
feesb (1)

- Advertisement -

Read more

Local News