Daawo sawirro laga soo qaaday dad caddaan ah oo qashinka ka uruurinaya magaalada Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Shaqaale Cadaan iyo Madow isugu jira oo ka tirsan QM, ayaa Magaalada Muqdisho ka sameeyay Howlo lagu uruurinaayo wasaqda wadooyinka taal.

Shaqaalahaani oo aad u farabadnaa ayaa nawaaxiga xeebta Xalane ee Muqdisho ka sameeyay Howlo ay kula dagaalamayeen wasaqda ama qashinka yaalla hareeraha Xarunta Xalane, waxaana kamid ahaa dadka howlahaasi ka qeybqaatay Saraakiil iyo Ciidamo dharcad ahaa.

Howshaani lagu xaqiijinaayo bilicda iyo nadaafada agagaarka Xalane, ayaa kusoo aadeysa xili QM ay u dabaal dageysay sanad guurada 70-aad ee kasoo wareegtay maalinta la aasaasay heykalka Qaramada Midoobay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13