Daawo SAWIR muujinaya usuq-maasuqa NISA.!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa laga sameeyay Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia oo lagu cadeeyay inaan mushaar lasiin, sababo la xiriira is dabamarin iyo musuq-maasuq la sheegay inay dilatay Taliyayaasha Hay’adda iyo Saraakiisha Ciidamada loogu dhiibo xuquuqdooda.

Sawirka waxaa lagu cadeeyay baahiyaha heysta Carruurta iyo xaasaska Ciidamada iyo sida ay ugu nugul yihiin sabarka iyo in dalka ay daacad u yihiin.

Carruurta ayaa Aabahood oo ah Askari ka tirsan Nabadsugida kuna shaqeeya mushaar aad u hooseeya ka dalbaday Aabahood inuu qoriga u iibiyo si asbuuc ama laba maalin ay ugu sii gaaran ugana baxaan baahida heysata, balse Aabaha ayaa isna ka dalbaday inay sabar muujiyaan islamarkaana uusan awoodin inuu iibiyo qoriga, isaga oo sheegay in qoriga uu ku difaacayo dalka, dadka iyo diinta.
ASKARI