25.1 C
Mogadishu
Monday, January 19, 2026

SAWIRRO: Ciidamo sugi doona amniga Villa Somalia oo XAMAR kasoo degay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta kasoo degay ciidamo si gaar ah loogu soo tababarar ilaalinta xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.

Ciidamadan ayaa waxa tababar heer sare ah oo ku saabsan sugidda ammaanka madaxweynaha iyo shaqaalaha kale ee Villa Somalia ay kusoo qaateen dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Ciidamadan maanta Muqdisho ku soo noqday, ayaa ah qeybtii sadaxaad oo tababar kusoo qaata Dalka Imaaradka Carabta, ayada oo laba qeyb oo kale ay horey dalka dib ugu soo laabteen.

Ciidankan waxay sidoo kale sugi doonaan ammaanka wafuuddda caalamiga ah ee imaanaya dalka, gaar ahaan Villa Somalia.

Daawo sawirrada ciidamada Soomaalida ah

gaar1gaar2gaar3gaar4gaar5gaar6

- Advertisement -

Read more

Local News