25.3 C
Mogadishu
Wednesday, January 7, 2026

Daawo Sawirro laga soo qaaday halka uu Donald Trump ku noolaa

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Qaar kamid ah warbaahinta caalamka ayaa baahisay muuqaalka guriga Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump.

Guriga gaarka ah ee Mr Donald Trump ayaa muuqaal ahaan aad uga quruxbadan dhismooyinka qaar oo ay degan yihiin madaxda caalamka, waxaan la tilmaamayaa in guriga idiin muuqda uu ka kooban yahay sodomeeyo qol oo mid waliba ay ku jiraan alaabaha jiifk.

Gurigaani ayaa waxaa degnaa Donald Trump iyo Carruurtiisa oo qura, waxa uuna leeyahay goobo nasiinka ku wacan sida ka muuqata sawirka.

Guusha Donald Trump kadib ayaa waxaa gurigaasi u booqasho tagay inkabadan 20 Weriyayaal kuwaasi oo lagu marti galiyay si ay waxbadan uga ogaadan nolosha uu heystay Mr Donald Trump.

guri-1 guri-2 guri-3 guri-4 guri-5

- Advertisement -

Read more

Local News