31.9 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Daawo Sawirro laga soo qaaday qadar yar un ka hor goortii xabsiga la dhigay musharax Kizza

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo si gaar ah uga amar qaata Madaxweynaha Ugandha Yoweri Museveni, ayaa xabsiga dhigay Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda Kizza Besigye.

Hogaamiyaha ayaa xabsiga la dhigay qadar yar un ka hor markii uu ka baxay Hotel Imperial Royale ee Kampala.

Mr Besigye oo shalay qorox dhicii ilaa xalay u xirnaa Ciidamada koofi casta ilaalada u ah Madaxweynaha Ugandha Yoweri Museveni, ayaa suuragashay in saacado kadib laga siidaayay Xabsiga.

Madaxweynaha Ugandha Yoweri Museveni, ayaa xilkiisa uga cabsi qaba Mr Besigye oo taageero x1

2

3

4

5ad-dhaaf ku leh dalka Ugandha.

- Advertisement -

Read more

Local News