Daawo: Su’aal la yaab leh oo ka Qoslisiiyay Sheekhii la weydiinayay.

Su’aal yaab leh oo ka qoslisay Sheekh ka jawaabayay Su’aalo diini ah oo live u fadhiyay Tv ayaa waxaa soo wacday gabar ka mid ah Dadweynaha Su’aalaha weydiinayay waxeeyna Sheekha Weydiisay Su’aal   la yaab leh.

Hadaba Aqristoow Su’aasja Gabadha ay Sheekha weydiisay waan idiin qarinayaa nala daawo oo arag sida Sheekha u qoslay Su’aasho oo aheyd mid qosol badan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: