Mararka qaar fara ka cayaarka, waxa uu gaaraa meel aan loo baahneyn. Qoysas Mareykan ah ayaa ilmahooda yar yar hor dhigaya Libaax, ayaga oo ay cayaar ka tahay, balse waxaa ka xiga Muraayad. Video-ga waxaad ka arki doontaa Libaaxii oo u bax baxsanaya ilmihii yaraa inuu cuno, balse ka waran haddii muraayadda jabto oo uu kasoo dhex baxo, illeen wax kasta waa suurta gal’e. Bal nala daawo video-gan adaa yaabi doonee.
Saciid Deni oo weji gabax iyo dhalleeceyn kala kulmay kulankii beesha caalamka
Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa weji gabax iyo dhalleeceyn kala kulmay kulan uu magaalada Nairobi kula qaatay wakiilada beesha...