28.9 C
Mogadishu
Friday, April 17, 2026

Daawo video: Maxaa kala qabsaday Prof. Axmed Samatar & Prof. Buubaa ?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Hargeysa (Caasimada Online) – Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa Jawaab Kulul ka bixiyey Hadal  dhowaan kasoo yeedhay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Kaasi oo  Ammaan uu ugu Jeediyey Muuse Biixi Cabdi oo ah Musharaxa Xisbiga Kulmiye.

Buubaa ayaa wuxuu sheegay Samatar inuu  Muuse ku Qarxiyey MIINO, Wuxuuna Xusay in arimaha uu ka hadlay ay yihiin Taariikh Madow oo Muuse uu galay, Islamarkaana ay ka mid ahayd Xiligii Jabahadii SNM dhacdooyin uu sameeyay iyo Xiligii uu Wasiirka noqday dagaaladii sokeeye ee uu ka Qayb galay.

DAAWO WAXA KALA QABSADAY PROF SAMATAR IYO PROF. BUUBAA.

- Advertisement -

Read more

Local News