Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa kullan muhiim ah oo ku saabsan qorshaha federal ee Muqdisho waa ay ku qabteen magaalada caasimadda ah.
Xildhibaanadan oo kasoo jeeda Muqdisho, ayaa dalbanaya in Muqdisho ama gobolka Banaadir uu noqdo maamul federal ah oo gooni u taagan, islamarkaana aan ku xirneyn gobollo kale.
Halkan ka daawo warbixin arrintaas ku saabsan

