Muqdisho (Caasimada Online) – Qaababka kale duwan ee dhaqaale looga abuuro magaalada Muqdisho ayaa kala duwan, iyadoo markaan ay kusoo korortay hab cusub oo ganacsi ah oo dadka dhaqaale looga abuurayo.
Muuqaal yaab leh ayaa halkaan idiin kugu soo gudbineynaa oo ah Waraabe shabaq lagu soo xiray oo sameecad cod duuban laga baahinaayo “Daawashada Waraabaha waa seddax kun”.
Habkaan cusub ee lacag abuurka ah ayaa dadka qaarkood aad usoo jiido, iyadoo qofka uusan hareer mareyn marka uu maqlo codka lagu baahinaayo daawashada waraabaha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO MUUQAALLO KALE
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

