Daawo Video: Xaflad lagu taageeray Cali Malaq oo Maxamed ee London

Cali Muxiyaddiin CaliBy Cali Muxiyaddiin Cali

Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna tageerayay Malaaq Cali Maxamed Weheliye oo lagu qabtay Magaalada Caasimadda ah ee London.

Munaasabada Xafladaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaalada London ee Wdanka Ingiriiska.

Hadaba sida ay u dhacday iyo Taageeradii Malaaq Cali nala daawo Xaflada oo dhameystiran.