27 C
Mogadishu
Wednesday, December 31, 2025

Daawo Wareysi: Kaynaan oo faah-faahiyey FILIMKA uu soo wado ee Soomaalida ka carreysiiyey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Minneapolis (Caasimada Online) – Fanaanka Kaynaan Cabdi Warsame ayaa soo wada taxane ama musulsal loogu magac daray “Muqdisho Minnesota” oo ka bixi doona taleefishinka HBO ee dalka Mareykanka.

Taxanahan ayaa ka sheekeynaya nolosha qoys Soomaalida Minnesota ka mid ah oo wiilkooda halis u galayo inuu ku biiro kooxaha xagjiriinta ah ee ka dagaalama dalalka Syria iyo Soomaaliya.

Taxanahan ayaa Soomaali badan ay ka carroodeen ayaga oo ku tilmaamay mid meel uga dhacaya magaca Soomaalida kuna tilmaamaya ina yihiin dad argagixiso ah. Qaarkood ayaa banaanbaxyo ka dhigay magaalada Minneapolis.

Si kastaba Kaynaan ayaa sheegay in arrintu ay sidaa ahayn, wuxuuna wareysigan ku faahfaahinata ujeedada taxanahan oo socon doona muddo shan sano ah.

Hoos ka daawo wareysiga

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News