24.5 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

DEG DEG: C/kariin Guuleed oo xaalad degdeg ah kusoo rogay Galmudug

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online)-Warqad goordhow kasoo baxday Xafiiska Hogaamiyaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa waxaa xaalad degdeg ah loogu soo rogay Degaanada Maamulka Galmudug.

Go’aanka uu C/kariin Guuleed Xaalada degdega ah ugu soo rogay Deegaanada maamulka ayaa ka danbeysay kadib markii Xildhibaanada Maamulka ay shaaciyeen in kalsoonida ay kala laabteen Guuleed.

- Advertisement -

Read more

Local News