26.6 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026

DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax xoogan ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo aad looga maqlay dhawaaqiisa magaalada Muqdisho.

Dhawaaqa qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa laga maqlay degmooyin ka fog halka uu ka dhacay, waxaana wararka ay sheegayaan inuu ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Maka Al Mukarama.

Waxaa adag in la helo xog dheeri ah oo ku saabsan qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News