25.3 C
Mogadishu
Tuesday, February 10, 2026

Aqriso liiska magacyada 65 WASIIR oo uu ku dhowaaqay R/W CC Sharmaarke

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa xalay ku dhowaaqay gole wasiiro oo dhameystiran. Golaha wasiirada cusub ayaaka kooban 26 wasiir iyo ku xigeenadooda iyo 14 wasiiro dowle. Inta badan wasiiradii hore ee xukuumaddii 20-ka wasiir ayaa lasoo celiyey, ayada oo isbeddel yar oo xagga wasaaradaha lagu sameeyey, waxaana lagu soo daray dhowr wasiir oo cusub.

Haddaba hoos ka aqriso magacyada golaha wasiirada cusub.

MAGACYADA WASIIRRADA

1. Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
2. C/qaadir Shiikh Cali Baqdaadi, Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
3. C/raxmaan Max’ed Xuseen, Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeti), Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabdulqaadir Sh.Cali Diini, Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Cabdusalam Hadliye Cumar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Khadra Bashiir Cali, Wasaaradda Waxbarashada
8. Nuur Faarax Xirsi, Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. C/raxmaan Yusuf Cali Caynte, Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen, Wasaaradda Dastuurka
11. Guuled Xuseen Qaasim, Boostada & Isgaarsiinta
12. Cali Axmed Jaamac (Jangali), Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
13. Siciid Xuseen Ciid, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Axmed Xasan Gaboobe, Wasaaradda Beeraha
15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan, Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse, Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Sahra Maxamed Cali Samatar, Wasaaradda Haweenka & X. Aadanaha
18. Maxamed Cumar Caymooy, Wasaaradda Kaluumeysiga & Kh. Badda
19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim, Wasaaradda Batroolka & Macadanta
20. Xaawo Xasan Maxame, Wasaaradda Caafimaadka
2e. Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasaaradda Amniga Gudaha
22. Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow), Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
23. Maxamed C/llaahi Xasan (Nuux), Wasaaradda dhallinyarada & ciyaaraha
24. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasaaradda Warfaafinta
25. Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), Wasaaradda Cadaaladda
26. Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

MAGACYADA WASIIR-U-DOWLAYAASHA

1. Khaalid Cali Cumar, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
2. Cabdullaahi Maxamed Nuur, Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
3. Maxamed Cali Xagaa, Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
4. Burci Maxamed Xamsa, Wasiiru-dawlaha Xafiiska RW ee Deegaanka
5. Mahad Maxamed Salaad, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
6. Xasan Maxamed Jimaale, Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
7. Daa’uud Cabdiraxmaan Cuma, Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
8. Cabdullaahi Bile Nuur, Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
9. C/rashiid Maxamed Xiddig, Wasiiru-dawlaha Arimaha Gudaha & federaalka
10. Caadil Sheegow Sagaar, Wasiiru-dawlaha X. RW ee xiriirka baarlamanka
11. Maxamed Xasan Aadan., Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
12. Shariif Maxamed Xasan, Wasiiru-dawlaha X. RW ee Maaliyadda
13. Maxamed Cabdi Xasan (Pekos), Wasaaradda Warfaafinta
14. Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax), Wasaaradda Gaadiidka & D. Hawada

MAGACYADA WASIIR KU XIGEENNADA

1. Cusmaan Libaax Ibraahim, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
2. Macalin Cali Aadan Cabdow, Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur, Wasaaradda Arrimaha gudaha & Federaalka
4. Maxamuud Xayir Ibrahim, Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabadalla Xuseen Cali Wasaaradda Difaaca
6. Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi, Wasaaradda Gaashaandhigga
7. Axmed Cali Kadiye, Wasaaradda Arrimaha Dibadda
8. Xaamud Cali Xasan, Wasaaradda Waxbarashada
9. Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre), Wasaaradda Dekedaha & G. Badda
10. Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow), Wasaaradda Qorshaynta & I. Caalamiga
11. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey), Wasaaradda Dastuurka
12. Jaamaal Xasan Ismaaciil, Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
13. Xirsi Aadan Roobe, Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
14. Cabdinaasir Maxamed Gaarane, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
15. Cabdicasiis Saalax Carmaan, Wasaaradda Beeraha
16. Maxamed Kheyrow Maxamed, Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
17. Maxamed Cumar Geeddi, Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
18. Muumina Shiikh Cumar, Wasaaradda Haweenka & Xuquuqda Aadanaha
19. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib, Wasaaradda K. & Kheyraadka Badda
20. Maxamed Axmed Kulan, Wasaaradda Batroolka & Macdanta
21. Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo), Wasaaradda Caafimaadka
22. Cabdinaasir Maxamed Cali, Wasaaradda Amniga Gudaha
23. Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
24. Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
25. Cabdullaahi Colaad Roobe, Wasaaradda Warfaafinta
26. Fahma Axmed Nuur, Wasaaradda Cadaaladda

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News