25.3 C
Mogadishu
Wednesday, January 7, 2026

DF oo magacowday Guddiga qaban qaabashada shir weynaha Galmudug

Bookmark
Bookmarked

Share

Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu magacaabay Guddiga qaban qaabashada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Guddiga uu magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu saleeyay sida la sheegay nidaamka awoodqeybsiga dalka ee 4.5.

Halkaan ka daawo ismiidaamiyihii Kismaayo oo beel lama filaan kasoo jeedo

Caasimada Online
Xafiiska Dhuusamareeb
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News