25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

DF oo safiir cusub u magacwoday QM + Caddeyn

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada online) – Dowladda Soomaaliya ayaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame u magacowday inuu noqdo safiirka Soomaaliya ee QM, sida ay xog gaar ah ku heshay Caasimada Online.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa caan ku noqday markii uu badda Soomaaliya u saxiixay dowladda Kenya, sanaddii 2009.

In Cabdiraxmaan Cabdishakuur xil sidaas u culus lagu aamino, ayaa ah wax aysan shacabka Soomaaliyeed marnaba fileyn, balse la yaab ma lahan, haddiiba ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo isna lahaa go’aanka lagu iibiyey badda dib loo magacaabay.

Warqadda lagu magacaabay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay si gaar ah u heshay Caasimada Online hoos ka eg.

cabdiraxman-cabdishakuur

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

 

- Advertisement -

Read more

Local News