DHAGEYSO: “Annagu Abgaal diid ma nihin balse Xasan Sheikh waa ballan ku beenle” Waxaa yiri…

Beledweyne (Caasimada Online) – Qaar ka mida odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay qaadaceen oo aaanay ka qeyb galeyin shirka Jowhar, Odayaasha oo uu hormuud u ahaa Gudoomiyaha Dacar Xersi Nuur ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh inuu balantii uga baxay.

“Xasan Sheekh isagoo Hiiraan ku dhashay oo halkan yimid ayuu nagu balan furay, haddaan beesha xawaadle nahay Jowhar uma socono..” ayuu yiri Oday dhaqameed kale oo intaas ku daray: “Abgaal diid ma nihin, Jowhar diid ma nihin, cidii na diiday ayaan diidnay, Xawaadle Jowhar uma socdo…”.

DHAGEYSO CODKA ODAYAASHA

[su_audio url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2016/01/xawaadle.mp3″]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com